top of page
Somali Dance poster 2.png

18.03.23
Somali Dance Event
Xaflada Bandhiga Ciyaar Soomaaliga
Digwyddiad Dawns Somalïaidd

Somali Dance Event – Saturday 18 March
Women-only event

You are invited to join Somali-Welsh women and girls from Cardiff for an afternoon of dance, poetry and music. The group will share the results of work they have developed over 2 months, and the afternoon will end with an open, participatory session – all welcome to take part or watch.

Where?
Dance House, National Dance Company Wales, Pierhead Street CF10 4PH (behind Wales Millennium Centre)

When?
Saturday 18 March
3.10pm – doors open
3.30pm – performance – followed by open session
5.30pm – close

RSVP hodo202@live.co.uk

Xaflada Bandhiga Ciyaar Soomaaliga – Sabti 18 March
Dumar keliya


Waxanu kugu martiqaadayna inaad nagala qayb gasho Barnaamijkayaga Bandhiga Ciyaar Soomaaliga, Gabayga iyo Heesaha dhaqanka kaas oo ay soo bandhigi doonaan qaar ka mid ah Hablaha iyo Dumarka Soomaaliyleed ee degan Wales. Kooxdani waxay idinla wadaaagi doonaan Barnaamij xiisa leh oo ay ka shaqaynayeen labadii bilood ee ugu dambaysay.


Xafladu waxay inoogu soo dhammaan doonta Masraxiyad furan, oo ay nagala qaybqaadan doonaan ka soo qaybgalayaashu, taas oo ay ciyaari karaan ama daawan karaan.

Goobtu waa:  

Dance House, National Dance Company Wales, Pierhead Street CF10 4PH (behind Wales Millennium Centre)


Waqtiga Barnaamijka: 
Sabti 18 March
3.10 Galabnimo – Albaabada ayaa furmaya
3.30 Galabnimo – Bandhiga ayaa furmaya – ka dib Masrixiyad furan
5.30 Galabnimo – Xidhitaanka Xaflada

JAWAAB hodo202@live.co.uk

Digwyddiad Dawns Somalïaidd – Dydd Sadwrn 18 Mawrth
Digwyddiad menywod yn unig

Fe’ch gwahoddir i ymuno â merched a menywod Somali-Cymreig o Gaerdydd am brynhawn o ddawns, barddoniaeth a cherddoriaeth.
Bydd y grŵp yn rhannu canlyniadau'r gwaith y maent wedi’i ddatblygu dros ddau fis, a daw’r prynhawn i ben gyda sesiwn agored, gyfranogol – croeso i bawb gymryd rhan neu i wylio.

Ble?
Tŷ Dawns, Cwmni Dawns Cenedlaethol Cymru, Stryd Pierhead CF10 4PH (tu ôl i Ganolfan Mileniwm Cymru)

Pryd?
Dydd Sadwrn 18 Mawrth
3.10yp – drysau ar agor
3.30yp – perfformiad – sesiwn agored i ddilyn
5.30yp – diwedd

RSVP hodo202@live.co.uk

Somali Dance logo strip revised.png
SOM
CYM
bottom of page